Samuu'eel Labaad 17:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xataa kan xoog badan, ee qalbigiisu yahay sida qalbiga libaaxa, wuu dhalaali doonaa dhammaantiis; waayo, reer binu Israa'iil oo dhammu way og yihiin in aabbahaa yahay nin xoog badan, iyo in kuwa isaga la jira ay yihiin rag daran.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:9-16