Samuu'eel Labaad 16:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana, bal yaan u adeegaa? Sow wiilkiisa ma aha? Sidaan aabbahaa ugu adeegi jiray oo kale ayaan haatanna adiga kuugu adeegayaa.

Samuu'eel Labaad 16

Samuu'eel Labaad 16:9-22