Samuu'eel Labaad 16:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Daa'uud iyo raggiisiiba jidkii bay mareen, Shimciina wuxuu maray buurtii agtiisa ahayd dhinaceeda, oo intuu sii socdayna Daa'uud buu habaarayay, oo dhagxan ku tuurayay, ciidna wuu ku soo saydhayay.

Samuu'eel Labaad 16

Samuu'eel Labaad 16:9-19