Samuu'eel Labaad 16:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa boqorkii wuxuu yidhi, Kuwiinna ay Seruuyaah dhashayow, bal maxaa inoo dhexeeya? Hadduu habaartamay, oo Rabbigu ku yidhi, Daa'uud soo habaar, bal yaa ninkan ku odhan kara, War maxaad saas u yeeshay?

Samuu'eel Labaad 16

Samuu'eel Labaad 16:9-12