Samuu'eel Labaad 15:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, anoo addoonkaaga ah nidar baan galay intii aan joogay Geshuur oo ku taal Suuriya, oo waxaan idhi, Haddii Rabbigu Yeruusaalem mar kale igu celiyo, markaasaan Rabbiga allabari u bixin doonaa.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:6-11