Samuu'eel Labaad 15:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Saadooq iyo Aabyaataar sanduuqii Ilaah bay qaadeen, waxayna mar kale ku celiyeen Yeruusaalem, oo iyana halkaasay iska sii joogeen.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:23-37