Samuu'eel Labaad 15:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana boqorkii wuxuu wadaadkii Saadooq ahaa ku yidhi, Sow adigu wax arke ma tihid? Haddaba magaaladii ku nabad noqda, idinka iyo labadiinna wiil ee idinla jirta, kuwaas oo ah wiilkaaga Axiimacas iyo Yoonaataan oo ah ina Aabyaataar.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:20-33