Samuu'eel Labaad 15:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Saadooq ku yidhi, Sanduuqa Ilaah qaad oo magaaladii ku celi. Hadduu Rabbigu raalli iga yahay, mar kaluu i soo celin doonaa, oo wuu i tusi doonaa isaga iyo rugta Ilaahba.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:19-28