Samuu'eel Labaad 15:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Absaaloomna wuxuu magaaladii Giloh ahayd ugu cid dirsaday Axiitofel kii reer Giloh, oo ahaa Daa'uud taliyihiisa, intuu allabarigii bixinayay. Oo sirqoolkiina aad buu u xoog badnaa; waayo, dadkii Absaaloom la jiray way soo kordhayeen had iyo goorba.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:9-17