Samuu'eel Labaad 15:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Absaaloom jaajusiin buu u diray qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Markaad buunka dhawaaqiisa maqashaan, waxaad tidhaahdaan, Absaaloom waa ku boqramay Xebroon.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:2-17