Samuu'eel Labaad 14:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtii reer Teqoocana waxay boqorkii ku tidhi, Boqorow, Sayidkaygiiyow, dembigu ha saarnaado aniga iyo reerka aabbahayba; oo adiga iyo carshigaaguna ka eed la'aada, boqorow.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:1-10