Samuu'eel Labaad 14:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anoo addoontaadii ahuna waxaan lahaa laba wiil, oo labadoodii ayaa ku diriray duurka, oo wax kala qabtaana lama jirin; markaasaa midkood kii kale wax ku dhuftay, wuuna dilay.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:1-12