Samuu'eel Labaad 14:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Yoo'aab baa boqorkii u yimid, wuuna u sheegay, oo markuu Absaaloom u yeedhay ayuu isna boqorkii u yimid, oo intuu u sujuuday ayuu wejigiisa dhulka saaray boqorka hortiisa; oo boqorkiina Absaaloom buu dhunkaday.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:32-33