Samuu'eel Labaad 14:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba timihiisu way ku cuslaayeen, oo sannad kasta dhammaadkeeda ayuu iska jari jiray, oo markuu timaha madaxiisa jaro wuu miisaami jiray oo miisaankoodu wuxuu ahaa laba boqol oo sheqel ee ah miisaanka boqorka.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:23-29