Samuu'eel Labaad 14:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii yidhi, Gurigiisii ha ku noqdo, laakiinse yuusan wejigayga arkin. Saas aawadeed Absaaloom wuxuu ku noqday gurigiisii, mana uu arkin boqorka wejigiisii.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:14-26