Samuu'eel Labaad 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay digsigii qaadday ayay hortiisa ku soo shubtay; laakiinse wuu diiday inuu cuno. Markaasaa Amnoon yidhi, Dadka oo dhan dibadda iiga bixiya. Iyana dibadday uga wada baxeen.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:3-14