Samuu'eel Labaad 13:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Amnoon wuu jiifay, oo wuxuu iska dhigay sidii mid buka, oo markii boqorkii u yimid ayaa Amnoon boqorkii ku yidhi, Waan ku baryayaaye walaashay Taamaar ha ii timaado, oo hortayda ha iigu samayso laba xabbadood oo moofa ah, oo aan gacanteeda ku cunee.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:1-15