Samuu'eel Labaad 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Ina boqorow, maxaad maalinba maalinta ka dambaysa sidan ugu caatoobaysaa? War maad ii sheegtid? Kolkaasaa Amnoon wuxuu ku yidhi, Waxaan caashaqay Taamaar oo ah walaalkay Absaaloom walaashiis.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:1-6