Samuu'eel Labaad 13:38-39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

38. Sidaasuu Absaaloom u cararay, oo Geshuur u tegey, oo saddex sannadood buu halkaas joogay.

39. Boqor Daa'uudna aad buu ugu xiisooday inuu u tago Absaaloom; waayo, wuu ka samray Amnoon, maxaa yeelay, wuu dhintay.

Samuu'eel Labaad 13