Samuu'eel Labaad 13:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo midiidinnadii Absaaloomna waxay Amnoon ku sameeyeen wixii Absaaloom ku amray. Markaasaa wiilashii boqorka oo dhammu wada kaceen, oo nin waluba wuxuu fuulay baqalkiisii, wayna wada carareen.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:21-37