Samuu'eel Labaad 13:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Absaaloom wuxuu yidhi, Haddaba haddaanay saas ahayn, ii daa walaalkay Amnoon ha i raacee. Kolkaasaa boqorkii wuxuu ku yidhi, Muxuu kuu raacayaa?

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:20-34