Samuu'eel Labaad 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Amnoon iyadii si aad iyo aad u weyn u nebcaaday, waayo, nacaybkuu u qabay wuu ka sii weynaa caashaquu caashaqay. Markaasaa Amnoon ku yidhi, Kac, oo iga tag.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:7-23