Samuu'eel Labaad 13:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal xaggee baan geeynayaa ceebtayda? Oo adiguna waxaad noqonaysaa nacasyada reer binu Israa'iil midkood. Haddaba waan ku baryayaaye, bal boqorka la hadal, waayo, isagu ii kaa diidi maayo.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:8-20