Samuu'eel Labaad 13:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Absaaloom ina Daa'uud wuxuu lahaa gabadh walaashiis ah oo suurad qurxoon, oo magaceedana waxaa la odhan jiray Taamaar; oo Amnoon oo ahaa ina Daa'uud ayaa caashaqay.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:1-4