Samuu'eel Labaad 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Daa'uudna cid buu u diray Yoo'aab, oo ku yidhi, Ii soo dir Uuriyaah kii reer Xeed. Markaasaa Yoo'aab Uuriyaah u soo diray Daa'uud.

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:1-16