Samuu'eel Labaad 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wargeeyayaal u diray, wuuna soo kaxaystay; markaasay u soo gashay, wuuna la seexday, (waayo, waxay iska daahirisay nijaasteedii); dabadeedna gurigeedii bay ku noqotay.

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:1-11