Samuu'eel Labaad 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo makhribkii ayaa Daa'uud ka kacay sariirtiisii, oo wuxuu dul socday gurigii boqorka saqafkiisa, oo wuxuu saqafka ka arkay naag maydhanaysa, naagtuna aragga aad bay u qurux badnayd.

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:1-10