Samuu'eel Labaad 10:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taas markii Daa'uud loo soo sheegay wuxuu iyagii u diray dad ka hor taga, waayo, nimankii aad bay u ceeboobeen. Boqorkiina wuxuu iyagii ku yidhi, Yerixoo iska jooga ilaa gadhku idiin soo baxo, dabadeedna soo noqda.

Samuu'eel Labaad 10

Samuu'eel Labaad 10:1-13