Samuu'eel Labaad 10:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Hadarceser u cid diray oo soo wada kexeeyey reer Suuriyihii Webiga ka shisheeyey; oo waxay yimaadeen Xeelaam, iyagoo uu madax u yahay Shoobag oo ahaa sirkaalkii ciidanka Hadarceser.

Samuu'eel Labaad 10

Samuu'eel Labaad 10:9-19