Samuu'eel Labaad 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Cammoonna markay arkeen in reer Suuriya carareen, ayay Abiishay iyana hortiisa saasoo kale uga carareen, oo waxay galeen magaaladii. Markaasaa Yoo'aab ka soo noqday reer Cammoon, oo Yeruusaalem yimid.

Samuu'eel Labaad 10

Samuu'eel Labaad 10:12-19