Samuu'eel Labaad 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba si fiican u dhiirranow, oo aynu rag u ahaanno dadkeenna, iyo magaalooyinka Ilaaheen aawadood; oo Rabbiguna ha sameeyo wixii la wanaagsan.

Samuu'eel Labaad 10

Samuu'eel Labaad 10:8-16