Samuu'eel Labaad 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkii dhallinyarada ahaa oo u soo warramay, wuxuu ku yidhi, Markaan si lamafilaan ah Buur Gilboca u soo gaadhay, waxaan arkay Saa'uul oo ku tiirsan warankiisii, gaadhifardoodkii iyo fardooleydiina aad bay u eryanayeen.

Samuu'eel Labaad 1

Samuu'eel Labaad 1:1-12