Samuu'eel Labaad 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud ku yidhi, Xaggee baad ka timid? Markaasuu isna wuxuu yidhi, Waxaan ka soo baxsaday xeradii reer binu Israa'iil.

Samuu'eel Labaad 1

Samuu'eel Labaad 1:1-4