Samuu'eel Labaad 1:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu daraaddaa baan u dhibtooday, walaalkay Yoonaataanow; Adigu aad baad iigu macaanayd, Oo jacaylkaad ii qabtay wuxuu ahaa mid yaab leh, Oo xataa caashaqa naagaha dhaafaya.

Samuu'eel Labaad 1

Samuu'eel Labaad 1:19-27