Samuu'eel Labaad 1:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba taas Gad ha ku sheegina, Oo jidadka Ashqeloonna ha ku caddaynina; Waaba intaasoo ay naagaha reer Falastiin ku farxaane, Waaba intaasoo ay buuryoqabyada naagahoodu ku guulaystaane.

Samuu'eel Labaad 1

Samuu'eel Labaad 1:16-23