Samuu'eel Labaad 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saas aawadeed waan ag joogsaday oo waan dilay, maxaa yeelay, waan hubay markuu dhacay dabadeed inuusan noolaanayn; oo markaasaan ka soo qaaday taajkii madaxa u saarnaa, iyo dugaagaddii gacanta ugu jirtay, waanan kuu keenay, sayidkaygiiyow.

Samuu'eel Labaad 1

Samuu'eel Labaad 1:1-19