Samuu'eel Kowaad 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu midiidinkiisii ku yidhi, War haddaynu u tagno maxaan u geeynaa ninka? Waayo, kibistii weelasheenna waa ka dhammaatay, oo ma hayno hadiyad aan u geeyno ninka Ilaah. Bal maxaynu haysannaa?

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:1-9