Samuu'eel Kowaad 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qiish oo ahaa Saa'uul aabbihiis ayaa dameerihiisii ka lumeen. Markaasaa Qiish wuxuu wiilkiisii Saa'uul ku yidhi, midiidinnada midkood kaxee, oo kac, oo dameerihii doondoon.

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:1-6