Samuu'eel Kowaad 9:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul u jawaabay oo ku yidhi, War sow anigu ma ahi reer Benyaamiin oo u wada yar qabiilooyinka reer binu Israa'iil? Oo weliba jilibkaygu sow ugama sii yara qabiilka reer Benyaamiin jilibyadiisa? Haddaba maxaad sidan iigula hadlaysaa?

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:12-26