Samuu'eel Kowaad 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Samuu'eelna wuxuu arkay Saa'uul, Rabbiguna wuxuu isaga ku yidhi, Bal eeg, waa kaas ninkii aan kuu sheegay! Kan qudhiisa ayaa dadkayga u talin doona.

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:7-25