Samuu'eel Kowaad 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilashiisiina kuma ay socon jidadkiisii, laakiinse waxay u leexdeen si ay faa'iido u helaan, oo intay laaluush qaateen ayay gartii qalloociyeen.

Samuu'eel Kowaad 8

Samuu'eel Kowaad 8:1-9