Samuu'eel Kowaad 8:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Codkooda maqal oo boqor u yeel iyaga. Markaasaa Samuu'eel wuxuu dadkii reer binu Israa'iil ku yidhi, Taga oo ninkiin waluba magaaladiisii ha tago.

Samuu'eel Kowaad 8

Samuu'eel Kowaad 8:14-22