Samuu'eel Kowaad 8:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu idinka qaadan doonaa raggiinna addoommada idiin ah, iyo gabdhaha addoommaha idiin ah, iyo dhallinyaradiinna ragga ugu wanaagsan, iyo dameerihiinna, markaasuu ku shaqaysan doonaa.

Samuu'eel Kowaad 8

Samuu'eel Kowaad 8:13-22