Samuu'eel Kowaad 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu idinka qaadan doonaa beerihiinna, iyo beerihiinna canabka ah, iyo beerihiinna saytuunka ah, iyo xataa meelaha ugu wada wanaagsan, oo wuxuu siin doonaa midiidinnadiisa.

Samuu'eel Kowaad 8

Samuu'eel Kowaad 8:11-15