Samuu'eel Kowaad 8:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu ku yidhi, Boqorka idin xukumayaa wuxuu ahaanayaa sidan: wuxuu idinka qaadan doonaa wiilashiinna, oo wuxuu ka dhigan doonaa kuwa gaadhifardoodka u wada, iyo fardooleydiisa, oo iyana waxay hor ordi doonaan gaadhifardoodkiisa.

Samuu'eel Kowaad 8

Samuu'eel Kowaad 8:1-19