Samuu'eel Kowaad 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna waxay Samuu'eel ku yidhaahdeen, Ha joojin inaad noo baridid Rabbiga Ilaaheenna ahu inuu naga badbaadiyo gacanta reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 7

Samuu'eel Kowaad 7:3-9