Samuu'eel Kowaad 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu yidhi, Reer binu Israa'iil oo dhan Misfaah ku soo wada ururiya, oo anna Rabbigaan idiin baryayaa.

Samuu'eel Kowaad 7

Samuu'eel Kowaad 7:1-12