Samuu'eel Kowaad 7:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ku noqon jiray Raamaah, waayo, halkaasuu gurigiisu ahaa, oo halkaasna reer binu Israa'iil buu ku xukumi jiray; oo halkaasna wuxuu Rabbiga uga dhisay meel allabari.

Samuu'eel Kowaad 7

Samuu'eel Kowaad 7:16-17