Samuu'eel Kowaad 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa yimid dadkii reer Qiryad Yecaariim, oo waxay qaateen sanduuqii Rabbiga, oo waxay soo geliyeen gurigii Abiinaadaab ee buurta ku yiil, oo waxay quduus ka dhigeen wiilkiisii Elecaasaar inuu hayo sanduuqii Rabbiga.

Samuu'eel Kowaad 7

Samuu'eel Kowaad 7:1-11