Samuu'eel Kowaad 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad samaysaan kasoobaxyadiinnii taswiirtooda, iyo jiirarkii dalkiinna kharribay taswiirtood; oo waa inaad ammaantaan Ilaaha reer binu Israa'iil; waayo, waxaa suurtowda inuu gacantiisa idinka qaado, idinka, iyo ilaahyadiinna, iyo dalkiinnaba.

Samuu'eel Kowaad 6

Samuu'eel Kowaad 6:3-11